Author Archive
Stories written by admin

Deeqa Waxbarasho ee Horn of Africa Aid

scholarship3

Mashruuca deeqaha waxbarashada waa mid ka mid ay mashruucayada ugu muhiimsan ee ay hay’adda Horn of Africa Aid fuliso. Mashruucan waxaa loogu tala galay ardayda aqoontoodu sarreyso balse aan waxbarashada sare sii wada karin duruufo dhaqaale awgeed. Mashruuca wuxuu sidoo kale qayb ka yahay kobcinta awoodeed oo la soo samaynayo shacabka Soomaliyeed. Mashruucan waxaa ka [...]

Barnaamijka Tababarka Macallimiinta

teacherTraining4

Uururka Gargaarka Geeska Africa (Horn of Africa Aid) wuxuu goor walba goobayaa waxbarasho tayosare  leh  in laga hirgeliyo iskoolladeeda kala dwan ee ku yaalla degaanno kala duwan oo ka tirsan Soomaaliya.   Hadafkan  waxaa lagu xaqiijin karaa in  macallimiinta iskuullada HAA la siiyo tababarro joogo ah oo ku saabsan habka wax barista casriga ah iyo [...]

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by G Designer